Haweeney Shacab ah oo dil ka geesatay Saldhig booliis oo kuyaala Muqdisho

Haweeney shacab ah ayaa la sheegay in shalay galinkii dambe fal dil ah u geesatay askari booliis ah oo katirsanaa saldhiga Galbeed ee kuyaala degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Sida aan wararka ku helnay haweeneydan ayaa la sheegay in ay u tagtay askari ilaalo ka hayay saldhiga ayna ka qaadatay qoraygii uu watay kadibna halkaasi … Continue reading Haweeney Shacab ah oo dil ka geesatay Saldhig booliis oo kuyaala Muqdisho